Alshabab iyo Weerarkii Kulbiyow (daawo filin)

Alshabab iyo Weerarkii Kulbiyow (daawo filin)

Kooxda AlShabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal goos goos ah oo ay ka diyaariyeen dagaalkii ay ku qaadeen saldhigii ciidamada Kenya ee deegaanka Kulbiyow.

Dagaalkaas oo la sheegay in lagu dilay 67 askarta Kenyanka ah ayaa waxaa ay Shabaab ka diyaariyen Muuqaal ay ugu magacn dareen  “لَا مَرْحَبًا بِهِمْ ۚ إِنَّهُمْ صَالُو النَّارِ” ayey Mu’asasada Al-kataa’ib ku sheegtay in uu yahay Wathaa’iqi soo bandhigaya duullaankii lagu qaaday xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow dhamaadkii bishii January ee sanadkan kaas oo lagu dilay ugu yaraan 67 askari.

DAAWO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0