Badi dadkii ku dhaqnaa deegaanka Basra ayaa ka qaxay kadib markii mudooyinii danbe duqaymo ay ka dheceen halkaasi. Kadib markii ciidammada dawladda oo ay taageraayaan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Maraykan ah ay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabeen deegaanadaasi.

Qaar kamid ah dadka deegaanka Basra oo iminka jooga duleedka Muqdisho ayaA Radio Daljir uga xog waramay xaaladooda.

Qoysaska badankood ayaa ka soo qaxay tuulada Basra oo ku taala halka ay iska galaan labada gobol ee Shabeelle.
.
Zubeyr Shiikh Cabdi ayay uga warameen dadkaasi xaalka noloshooda.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *