Axmed Madoobe,”Cadaado Deyn Uma Baahnee Waxqabad Ha Looga Tago” (Muuqaal)

HomeWararka

Axmed Madoobe,”Cadaado Deyn Uma Baahnee Waxqabad Ha Looga Tago” (Muuqaal)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa khudbadii ugu qosolka iyo xamaasadda badneyd ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweyne Xaaf ee magaaladda Cadaado. Axmed Madoobe ayaa sheegay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku sugan yahay magaaladda Cadaado oo ah magaalo u dul qaadatay culeyska maamulka Galmudug. https://youtu.be/nok7K-y3_Hc

Taliye Afdalow “Isma Casilin ee Shaqo ka Fariisin ayaa la Igu sameeyey!” (dhegayso)
General Galaal: “Waa Been Qandaraasna Kuma Qaadan Qabashada Sarkaal ONLF ah” (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa khudbadii ugu qosolka iyo xamaasadda badneyd ka jeediyay xafladii caleemo saarka madaxweyne Xaaf ee magaaladda Cadaado.

Axmed Madoobe ayaa sheegay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku sugan yahay magaaladda Cadaado oo ah magaalo u dul qaadatay culeyska maamulka Galmudug.

https://youtu.be/nok7K-y3_Hc

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: