Axmed Madoobe oo hogaaminaysa saraakisha dagaalka jubbaland hogaaminaysa (Sawiro)

HomeWararka

Axmed Madoobe oo hogaaminaysa saraakisha dagaalka jubbaland hogaaminaysa (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) oo weli ku sugan degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay laamaha Amniga degmooyink

Xulashada Daljir & Axmed Sheekeeye, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Puntland Arbacadda bilaabi doonto dacwadda 7 nin oo kufsi loo heysto
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxweyne Cagjar uu Addis Ababa ku soodhaweeyey (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) oo weli ku sugan degmada Afmadow ayaa kulan la qaatay laamaha Amniga degmooyinka Qooqaani iyo Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Kulanka ayaa lagaga hadlayay dardar galinta howlgalka xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe oo ay hadda Maamulana dagaalmayasha Al-Shabab,hayeesheeMaamulka Jubbaland uu u diyaar garoobayo sidii uu uga saari lahaa.

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay sugida Nabadgalyada deegaanada ku jira gacanta maamulka iyo sidii Maamulada deegaanada ku dhow Degmada Afmadow ay u dardar galin lahayeen howlahooda Shaqo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: