Faransiiska wali waxaa ka jira dibadbaxayada ka dhashay dhaqaalaha dalkaasi

Faransiiska wali waxaa ka jira dibadbaxayada ka dhashay dhaqaalaha dalkaasi

Dibadbaxyaaasha jaakadaha huruudiga ah ayaa ugu baaqay taageerayaashooda inay lacagaha kala baxaan bankiga wadanka Faransiiska, iyadoo ay isku dayayaan dhaqaalaah wadanka inay qalqal geliyaan, waxaana guul daraystay dadaalo madaxwaynaha Faransiiska uu ku joojinayo dhaqaalaha wadankaasi ee kor usii kacaya.

Didbadbaxayaasha ayaa qaba inay talaabadan qayb ka tahay isku dayga ay ku doonayaan in qiimaha cuntada iyo shidaalka ee wadanka Faransiiska hoos loo dhigo, iyadoona wali dowladda aanay ku guulaysan.

Mid ka mid ah dibadbaxyaasha ayaa sheegay in looga gol leeyahay in awoodda dowladda ee dhaqaalaha hoos loo dhigo.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com