Madaxweynaha Puntland oo Xilka la wareegaya

Madaxweynaha Puntland oo Xilka la wareegaya

Waxaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda Garoowe munaasaabd balaaran oo xilka uu kula wareegayo madaxweynaha cusub ee Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni.

Madaxweynihi horre ee Puntland Cabdiweli maxamed Cali gaas ayaa xilka si rasmi ah ugu wareejinaya gordhow madaxweynaha lasoo doortay dhawaan Siciid Cabdulaahi deni.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com