Author: Xasan

1 172 173 174 175 176 509 2088 / 6107 POSTS
GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

GAROWE: OLOLAHA GURI & GEED (Waraysi)

Guddoomiyaha xaafada Horseed Garoowe Muxubo Maxamuud oo maanta nagusoo booqatay istuudiyaha Daljir ee Garowe ayaa dadka degan xaafada Horseed iyo xaaf [...]
LAASQORAY: DAYACA & DARXUMADA WARSHADDII KALLUUNKA (daawo)

LAASQORAY: DAYACA & DARXUMADA WARSHADDII KALLUUNKA (daawo)

Warbaahinta Daljir ayaa booqdaay Warshadii Kalluunka xilliggii dowladdii Kacaanka ee degmada Laasqoray, gobolka Sanaag oo kamid ah degmooyinka Taarikh [...]
SAFARKII BURAAN & FAADUMO DEGGAN DAAHIR (daawo)

SAFARKII BURAAN & FAADUMO DEGGAN DAAHIR (daawo)

Degmada Buraan ee gobolka Haylaan oo kamid ah degmooyinka taariikhda faca weyn ee Puntland, magac iyo miisaanna ku leh Soomaaliya, ayaa waayahan danbe [...]
Wararkii ugu dambeeyay ee shirkii Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Wararkii ugu dambeeyay ee shirkii Wadatashiga Qaran ee Muqdisho

Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii afaraad iyadoo ay jirto rajo ah [...]
GAROWE: Daqsiga iyo goobaha gancsiga maxaa kala haysta? (Warbixin)

GAROWE: Daqsiga iyo goobaha gancsiga maxaa kala haysta? (Warbixin)

iyadoo lagu gudajiro xili roobaadkii Guga ayaa meelaha ay biyuhu fariistaan, waxaana ka dhasha cudurada faafa sida ay dhaqaatiirtu ka digeyso. Xili [...]
Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo maanta kulmay?

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo maanta kulmay?

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa u socdo kulan ay uga hadlayaan arrimaha cakiran ee ka taagan Doorashada xubnaha Somalil [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Afarsano kadib, dowladda muddo-xileedkeedu dhamaaday waxay maanta diyaarisay ciidamo la dagaalama A-shabaab (Sawirro)

Afarsano kadib, dowladda muddo-xileedkeedu dhamaaday waxay maanta diyaarisay ciidamo la dagaalama A-shabaab (Sawirro)

Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa maanta kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Degmada Baxdo ee G [...]
Mareykanka oo xariyaad kusoo rogay Madaxda Itoobiya & Eriteriya

Mareykanka oo xariyaad kusoo rogay Madaxda Itoobiya & Eriteriya

Mareykanka ayaa ku soo rogay xayiraadaha fiisaha madax ka soo jeeda dalalka Itoobiya iyo Eriteriya ee lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha dagaalka lix bi [...]
Shirkii Muqdisho oo wali socda & Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay  qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Shirkii Muqdisho oo wali socda & Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galb [...]
Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta  (Sawiiro)

Godeygacalo DDS: Biyo macaan, farqiga shalay & maanta (Sawiiro)

Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa Xadhig jaray mashruuc biyo galin loogu sameeyey Magaalada Goday Gacalo ee Go [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (dhegyso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geedi, Daljir Doolow (dhegyso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Doolow, w [...]
1 172 173 174 175 176 509 2088 / 6107 POSTS