GAROWE: Daqsiga iyo goobaha gancsiga maxaa kala haysta? (Warbixin)

GAROWE: Daqsiga iyo goobaha gancsiga maxaa kala haysta? (Warbixin)

iyadoo lagu gudajiro xili roobaadkii Guga ayaa meelaha ay biyuhu fariistaan, waxaana ka dhasha cudurada faafa sida ay dhaqaatiirtu ka digeyso.

Xiligan oo kale waxaa dhasha Daqsiga oo ah noolaha faafiyay jeerimska uu kasoo qaado qashinka iyo meelaha biyaha wasaqaysan ay fadhiyaan.

Hadaba waa sidee xaalada suuqa ganacsiga ee Inji? Maxaase ka haysta ganacsada? Warbixintan waxaa diyaariyay oo soosaaray Xasan Heykal, Waxaana soojeedinaya wariye Cabdiqani Faantaastig.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com