Shirkii Muqdisho oo wali socda & Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay  qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

HomeWararka

Shirkii Muqdisho oo wali socda & Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay qaar kamid ah madaxda Maamul Goboleedyada

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galb

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Dusting off their resumes Gaas and Omar stand firm for the old clan system and fly off to meet President Hassan Sheikh
Madaxweyne Farmaajo oo Waddamada dariska ah uga digay faragalinta ku hayaan Somaaliya (dhegayso)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur iyo Madaxweynayaasha dawlad Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan gaar ah oo ay albaabdu uxirnaayeen.

Kulanka oo ka dhacay Hotelka peace ayaa waxaa qabanqaabadiisa lahaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, waxaana uu ahaa mid Madaxweyne Qoorqoor uu fursad siyaasadeed ugu abuurayay C/raxmaan C/shakuur.

Waxaa durbaba muuqata inuu bilowday ololaha doorashada iyo sameynta isbaheysiyo siyaasadeed oo xilligan oo kale si hoose u bilaaban jiray.

Waxaa jirta in Madaxda Maamul goboleedyada qaarkood iyo Midowga musharixiinta ay wadaan is xulafeysi siyaasadeed maadaama la galayo waqti doorasho, isla markaana muhiim ay tahay in la midoobo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: