Madaxweyne Farmaajo oo Waddamada dariska ah uga digay faragalinta ku hayaan Somaaliya (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo Waddamada dariska ah uga digay faragalinta ku hayaan Somaaliya (dhegayso)

Madaxeynaha Dowladda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo shalay Khudbad kajeedinayaay Kalfadhigi Barlamaanka Somaaliya ayaa ku dheeraday midnimadda umadda Somaliyeed.

Mudane Farmaajo ayaa uga digay Waddamada dariska Faragalinta ay ku hayaan dhulka Somaalida,isago sheegay in loo bahanyahay in muhiim tahay midnimadda iyo Qaranimadda umadda Somaliyeed.

Hoos kadhegayso Khudbada Madaxweyne Farmaajo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com