Author: Xasan

1 170 171 172 173 174 509 2064 / 6107 POSTS
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dhamaan laga heshiiyay caqabadihii doorashada

Ra’iisul Wasaare Rooble oo sheegay in dhamaan laga heshiiyay caqabadihii doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi De [...]
Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga Hoose Dhexe  ee gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay (daawo)

Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga Hoose Dhexe ee gobolka Banaadir oo la soo gabagabeeyay (daawo)

Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga Hoose Dhexe gobolka Banaadir ayaa maanta la soogaba gabeeyay, Wariye Waabari ayaa soo jeedinya warkan. https:/ [...]
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee DFS oo xukun kuriday Rag dil ka geystay degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee DFS oo xukun kuriday Rag dil ka geystay degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Saddex eedeysane oo loo heysto inay dilal ka geysteen [...]
Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
SHEEKADA CALI AXMED XASAN OO HAMIGIISA SAXAAFADA KU BADALAY HIRGELINTA XIRFADDII AABIHII UU KA TAGAY (daawo)

SHEEKADA CALI AXMED XASAN OO HAMIGIISA SAXAAFADA KU BADALAY HIRGELINTA XIRFADDII AABIHII UU KA TAGAY (daawo)

Wariyaha Daljir ee Boosaaso Cabdirisaaq Cabdalla Faamoos ayaa warbixintan ka diyaariyay nolosha Cali Axmed Xasan oo kulool degmada Ufeyn ee gobolka B [...]
Buuhoodle: Gabadh 4 habeen ka hor Umushay oo gashay imtixaanka fasalka Afaraad  (daawo)

Buuhoodle: Gabadh 4 habeen ka hor Umushay oo gashay imtixaanka fasalka Afaraad (daawo)

Buuhoodle: Gabadh 4 habeen ka hor Umushay ayaa qayb ka ahayd Imtaxaanka Shahaadiga ah ee Puntland. Wasaarada waxbarashada ayaana gurigeeda ugu geys [...]
Liiska Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Balanbale oo la shaaciyay (Akhriso)

Liiska Xubnaha Golaha deegaanka ee degmada Balanbale oo la shaaciyay (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbale ee ka tirsan Gobolka Galgaduud. [...]
MUQDISHO: Madaxda oo Maanta saxiixaysa heshiiska doorashada & Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka horyimid heshiiska  Afisyoni

MUQDISHO: Madaxda oo Maanta saxiixaysa heshiiska doorashada & Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka horyimid heshiiska Afisyoni

Xarunta Teendhada Arfisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota qaban qaabada munaasabadda lagu saxiixayo heshiiska doorashada oo ay wada gareen R [...]
BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL (daawo)

BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL (daawo)

BAAJUREYRI INJINEERKII SAYIDKA, FIRKIISII & TAARIIKHDA FACA WEYN EE EYL | Cabdulqaadir Axmed Saalim (Baajurayri) waa warasada injineer Saalim Axme [...]
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasa [...]
Afgambi Millateri oo markale ka dhacay Mali

Afgambi Millateri oo markale ka dhacay Mali

Millateriga dalka Mali ayaa shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen madaxweynaha kumeel gaarka ah ee Bah Ndaw iyo ra’iisal wasaaraha dallkaa [...]
1 170 171 172 173 174 509 2064 / 6107 POSTS