Author: Lakiman

1 955 956 957 958 959 1,486 11484 / 17826 POSTS
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
MAANHADAL: 15ka May iyo waxa laga baran karo dhallintii SYL (dhegayso|daawo)

MAANHADAL: 15ka May iyo waxa laga baran karo dhallintii SYL (dhegayso|daawo)

Kulanti wacan dhageystiyaal ku soo dhawaada Barnaamijka Maanhadal oo jimca walba ad ka dhegaysataan Radio daljir,waxaana todobaad walba ku soo qaadana [...]
Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmadda iskushuban oo ka hadlay robaab khasaare geeystay oo ka da’ay degmadaas (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada isKushuban Maxamuud Farax Muuse oo daljir la hadlay ayaa ka hadlay robaab ka da'ay degmadda isla markaana khasaare geeystay. Gu [...]
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyeey maxaabis

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyeey maxaabis

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-310/052019, uu Cafis Guud u fidiyey Ma [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Garoowe. Dhegays [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. Hoos ka dhega [...]
Dagaal Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray gobolka Gedo

Dagaal Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ku dhex maray gobolka Gedo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal dhowr jeer la isku noqsaday oo Ciidamada dowladda oo garab ka heleya kuwa Itoobiya iyo dagaalamayaal ka ti [...]
Turkiga waxbarasho ugu yaboohday Abshir Taaktika oo sawir ka sameyeey Madaxweynaha Turkiga

Turkiga waxbarasho ugu yaboohday Abshir Taaktika oo sawir ka sameyeey Madaxweynaha Turkiga

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz ayaa qalabka farshaxanka guddoonsiiyay Wiil dhalinyaro ah oo dhowaan sawir gacmeed ka sameeyay sawir [...]
Jubbaland oo amaro dul dhigtay Musharrixinta

Jubbaland oo amaro dul dhigtay Musharrixinta

Maamulka Jubbaland ayaa soo saaray Amaro ka dhan ah Musharaxiinta iyo dadka kale ee ka deganaya Garoomaddaha diyaaraddaha Magaalooyinka maamulka Jubba [...]
1 955 956 957 958 959 1,486 11484 / 17826 POSTS