Author: Lakiman

1 937 938 939 940 941 1,486 11268 / 17826 POSTS
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ku Baaqay in la iska Kaashado hagaaajinta deegaanka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ku Baaqay in la iska Kaashado hagaaajinta deegaanka.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay munaasabadda Maalinta Deegaanka Adduu [...]
Wasiirki hore ee warfaafinta Somaliland oo Turkiga ku geeriyooday

Wasiirki hore ee warfaafinta Somaliland oo Turkiga ku geeriyooday

Dalka Turkiga waxaa ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliland xilligaana ka mid ahaa Xubnaha Golaha Wakiilada Maamulkaas. Alle ha u [...]
Ciidamadda kenya iyo Alshabaab oo ku dagalamay Waqooyi Bari Kenya

Ciidamadda kenya iyo Alshabaab oo ku dagalamay Waqooyi Bari Kenya

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegay in iska hor imaad u dhexeeya ciidamada dalkaasi iyo xubno la aaminsanyahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shab [...]
Qorshaha Kenya waa mid Gorgortan oo Garabyo kalena ay Riixayaan (dhegayso)

Qorshaha Kenya waa mid Gorgortan oo Garabyo kalena ay Riixayaan (dhegayso)

Dhawaan dawladda Kenya waxa ay si dadban dib ugu soo cusboonaysiiyey dabacyadeedii siyaasadeed iyo dhul ee ku aaddanaa Soomaaliya oo ay wadaagaan xudd [...]
Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)

Dowladda kenya oo dalkeeda ka mamnuucaysa siyaasiyinta Somaliyeed (Daawo)

Kenya ayaa qorsheyneysa inay dalkeeda ka mamnuucdo siyaasiyiin iyo saraakiil Soomaali ah iyadoo ay diyaarisay liis ay ku qoran yihiin magacyada 66 sa [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka Salaada Ciidka kula tukaday Madaxtooyada (Daawo)

Madaxweynaha Jubbaland oo shacabka Salaada Ciidka kula tukaday Madaxtooyada (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo salaadii Ciida kula tukaday Madaxtooyada Shacabka iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlad G [...]
Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweyne Farmaajo oo farxadda Ciidda la qaybsaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda ciidda kula tukaday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoog [...]
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Hanbalyo u diray shacabka Soomaaliyeed maalinta ciida owgeed

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey Munaasabada Ciid [...]
1 937 938 939 940 941 1,486 11268 / 17826 POSTS