Author: Lakiman

1 888 889 890 891 892 1,486 10680 / 17826 POSTS
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Khadar [...]
Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Jaamac Cabdiraxmaan, oo ku sugan xarunta [...]
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmadka Dhaawacyada Qaraxii D/Hoose ee Xamar (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmadka Dhaawacyada Qaraxii D/Hoose ee Xamar (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u [...]
Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxweynaha DDSI oo abaalmarino gudoonsiyeey xubno muhiim u ah DDSI (Daawo)

Madaxweynaha DDS mudane mustafe muxumed cumer ayaa abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay xubnihii natiijooyin wanaagsan ka soo hoyiyay waxqabadkii 2011 [...]
Guddiga dhismaha Cawaale : ” Annaga siyaasadda wax shuqul ah kuma lihin” (Daawo)

Guddiga dhismaha Cawaale : ” Annaga siyaasadda wax shuqul ah kuma lihin” (Daawo)

Guddiga dhimsaha garoonka Cawaale ee Gaalkacyo oo shir jaraa'id ku qabtay magaaladaas ayaa ka hadlay dhismaha garoonka cawaale. dhinaca kale guddig [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka soojeedin [...]
Mahad salaad oo Qarixii muqdisho ku tilmaamay mid si weyn loo soo agaasimay

Mahad salaad oo Qarixii muqdisho ku tilmaamay mid si weyn loo soo agaasimay

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in qaraxii shalay ka dhacday Gobolka Banaadir uu ahaa musiibo qaran, isagoo xusay Al-Shabaab shirko lagul [...]
Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Gaalkacyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Jaamac C/raxmaan Faandhe ,Gaalkacyo (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka Fiidnimo ee Radio Daljir waxaana Caawa oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Jaamac C/raxmaan oo ku sugan Daljir Gaalk [...]
Jubbaland oo jawaab ka bixisay war ka soo baxay DFS

Jubbaland oo jawaab ka bixisay war ka soo baxay DFS

Wasaarada arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland waxa ay cadeysay in Dowlad goboleedka Jubbaland ay u madax banaan tahay qabashada Dooras [...]
Golaha Naafadda oo ka hadlay Muqdisho qaraxyo ka dhacay

Golaha Naafadda oo ka hadlay Muqdisho qaraxyo ka dhacay

Golaha Naafada Soomaaliyeed ayaa Codsi udiray Warbaahinta iyo Dadka Isticmaala Baraha Bulshada oo ku aadan ruux ka mid ahaa Golaha Naadaafadda oo ku d [...]
Guddoomiye Yarisow oo dhaawiciisa saaka loo qaadayo dalka dibadiisa

Guddoomiye Yarisow oo dhaawiciisa saaka loo qaadayo dalka dibadiisa

Ilo ku dhow dhow Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. C/raxmaan Yariisow ay weli dhaqa [...]
1 888 889 890 891 892 1,486 10680 / 17826 POSTS