Author: Lakiman

  • Qarax ka dhacay Xarunta maamulka gobalka Banaadir

    Qarax ka dhacay Xarunta maamulka gobalka Banaadir

    Qarax xooggan ayaa ka dhacay gudaha Xarunta Gobolka Banaadir, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo. Qaraxa oo aan weli si rasmi loo ogeyn nuuciisa ayaa la sheegayaa inuu sababay khasaare kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu dhacay xilli uu shir u socday Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo qaar ka mid Guddoomiyeyaasha degmooyinka.…

  • Dowladda Somaaliya oo ka hortimid odayaasha dhaqanka ee so xulaya xildhibaanada Jubbaland

    Dowladda Somaaliya oo ka hortimid odayaasha dhaqanka ee so xulaya xildhibaanada Jubbaland

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hortimid liiska odayaasha dhaqanka Jubaland ee soo xulaya xildhibaanada maamulkaas, kaas oo maalin ka hor ay soo saareen guddiga madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in liiska Magacyada Odayaasha la soo saaray aysan aheyn kuwii saxda…

  • Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Caabduwaaq ka soojeedinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac. Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS. Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS,…

  • Mahdi Maxamed Guuleed iyo laftagareen oo Baydhabo ku kulmay

    Mahdi Maxamed Guuleed iyo laftagareen oo Baydhabo ku kulmay

    Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxaa xalay halkaasi loogu sameeyay munaasabad soo dhaweyn ah,iyada oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan. Munaasabada waxa goobjoog ka ahaa,wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Cabdullaahi Xaamud, Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi xayir Mareeye,Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed…

  • Wasaaradda Waxbarashada DFS oo shaacisay natiijada imtaaxanadkii shahaadiga ahaa

    Wasaaradda Waxbarashada DFS oo shaacisay natiijada imtaaxanadkii shahaadiga ahaa

    Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Natiijada Imtixaankii shahaadiga ee la qaaday dhamaadkii bishii May ee sanadkan, iyadoo Imtixaanka ay u fariisatay 29,434 Arday oo Imtixaanka ku galay 106 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo Gobollada Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Imtixaanka ayaa waxaa ku gudbay illaa 22,499, halka ay ku hareen 6935 arday, sida lagu…

  • Taliyaha Ciidanka Xogga oo la kulmay Saraakil Taliyaani ah (Sawiro)

    Taliyaha Ciidanka Xogga oo la kulmay Saraakil Taliyaani ah (Sawiro)

    Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga. General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo sidii sare loogu…

  • Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Hoos kaga bogo.

  • Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

    Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)

    Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe. Hoos kaga bogo. Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir Garoowe.

  • Gorma laga qabanaya Shirweynaha dib u heshiinta Galmudug? (Daawo)

    Gorma laga qabanaya Shirweynaha dib u heshiinta Galmudug? (Daawo)

    Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka. Guddigan oo dhowaan ay dowlada federalku magacawday ayaa sidoo kale sheegay in shirka uu ka dhici doono magaalada Dhuusamareeb isla markaana ay ka qeybgali doonaan 356 ergo oo matalaya beelaha dega Galmudug.

  • Dowladda Federaalka oo ka haddashay war la xiriiray Qaraxyada iyo Qatar

    Dowladda Federaalka oo ka haddashay war la xiriiray Qaraxyada iyo Qatar

    Wargayska The New York Times ee ka soo baxa dalkan Maraykanka ayaa daabacay maqaal xasaasi oo uu ku tilmaamay dalalka Khaliijka gaar ahaan Imaaraatka iyo Qatar inay si weyn ugu loolamayaan siyaasadda Soomaaliya. Warbixinta ayaa lagu sheegay in ganacsade ku dhow amiirka Qatar uu sheegay in qarax ka dhacay magaalada Boosaaso la fuliyey si “sare…

  • Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan dhallo, Daljir Qardho (dhegayso)

    Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan dhallo, Daljir Qardho (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Wariye Maxamed Xasan dhallo oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.

  • Maamulka Somaliland oo deganadeeda ku xirtay xildhibaano

    Maamulka Somaliland oo deganadeeda ku xirtay xildhibaano

    Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xiray afar xildhibaan oo ka tirsan golaha degaanka Magaalada Gabilay. Xildhibaanada oo laga soo xiray Gabilay ayaa loo dhaadhiciyay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa halkaas oo lagu xiray xarunta danbi baadhista. Xildhibaanadan ayaa horseed ka ahaa mooshin la doonayay in xilka laga qaado Duqa Gabilay arrintaasi oo muran abuurtay. Warar…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com