Author: Lakiman

1 876 877 878 879 880 1,486 10536 / 17826 POSTS
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir G [...]
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la Kulmay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo la Kulmay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada Garoowe Madaxa Hay'adda Cunnad [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
ARDAA Xalqaddii 58aad: Xornmadi Somaaliya iyo dhibkii laga soo maray (dhegayso)

ARDAA Xalqaddii 58aad: Xornmadi Somaaliya iyo dhibkii laga soo maray (dhegayso)

Kulanti wacan dhagaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Ardaa,todobaadkan Barnaamijka waxaan ku soo qaadanaynaa Xornimadii Somaaliya ay ka heshay guum [...]
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP. (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Wefti Ka Socda Hay’adda WFP. (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay saraakiil ka socda Hay'adda WFP oo uu hoga [...]
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Qardho (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho. https://soundcloud.com/user-995 [...]
Gudoomiyaha Aqalka sare Somaaliya oo qaabilay  Danjiraha Qatar ee Somalia (Sawiro)

Gudoomiyaha Aqalka sare Somaaliya oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Somalia (Sawiro)

Guddoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar [...]
RW ku xigeenka dalka oo Maamulka Somaliland u mahadceliyeey (Sawiro)

RW ku xigeenka dalka oo Maamulka Somaliland u mahadceliyeey (Sawiro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay odayaa [...]
Taliska Ciidanka xooga dalka oo ka hadlay howlgalo ka socda dalka

Taliska Ciidanka xooga dalka oo ka hadlay howlgalo ka socda dalka

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray howlgal saaka Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB kula wareegeen degmada Awdh [...]
Waxgarad iyo xildhibaano booqday eheladda Eng Yarisow (Sawiro)

Waxgarad iyo xildhibaano booqday eheladda Eng Yarisow (Sawiro)

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, Siyaasiyiin, Haween iyo Waxgarad ka soo jeeda Beesha Murusade ayaa Tacsi gudasho u tagay Guriga Ugaas Maxamuud [...]
1 876 877 878 879 880 1,486 10536 / 17826 POSTS