Taliska Ciidanka xooga dalka oo ka hadlay howlgalo ka socda dalka

HomeWararka

Taliska Ciidanka xooga dalka oo ka hadlay howlgalo ka socda dalka

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray howlgal saaka Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB kula wareegeen degmada Awdh

Wararkii ugu dambeyeey Dagaal duleedka Ceerigaabo ku dhexmaray Jabhada Caare & Somaliland (Daawo)
Maxay ka wada hadleen Madaxweyne ku-xigeenka Puntland iyo Safiirka Jarmalka ?
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray howlgal saaka Ciidamada sida gaarka u tababaran ee DANAB kula wareegeen degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Taliye kuxigeenka ciidanka xoogga dalka ahna ku-simaha Taliyaha Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa sheegay ciidanku ay si nabad ah kula weegeen degmada Awdheegle iyo deegaanna kale oo ku xeeran, ayna sii wadi doonaan howl-gallada lagu baacsanayo argagaxisada.

“Ciidanka ayaa wada Miino saaris iyo howl gallo ay ku xaqiijinayaan
amniga”ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka xoogga dalka.

Ciidamada xoogga dalka ayaa dhowaanahan la wareegayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: