Author: Lakiman

1 813 814 815 816 817 1,486 9780 / 17823 POSTS
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 29aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo ( dhegayso | daawo )

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 29aad (Xaawo Axmed & Maxamed Xasan Dhalo ( dhegayso | daawo )

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Muqdisho: Fursad shaqo- FAO-Fisheries Consultant, Mogadishu

Muqdisho: Fursad shaqo- FAO-Fisheries Consultant, Mogadishu

Qabashada araajida waxay ku egtahay ugu dambeyn Wednesday, 23 October 2019,faahfaahinta hoos ka akhriso.   https://unjobs.org/vacancies/157 [...]
Doolow: Fursad shaqo- UNICEF – Doolow IDP camps, Somalia

Doolow: Fursad shaqo- UNICEF – Doolow IDP camps, Somalia

codsiga shaqadu ugu dambeyn waxay ku egtahay Wednesday, 23 October 2019,faahfaahinta hoos ka akhriso.   https://unjobs.org/vacancies/157074 [...]
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)

Kulan wanaagsan ku soodhowaada warka duhurnimo ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Xuseen Cabdi Jimcaale. https://sou [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Garoowe caawa ka sooje [...]
Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiiradda DFS (Daawo)

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha wasiiradda DFS (Daawo)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee [...]
Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

Magaaladda Buhoodle Xarunta gobalka Cayn ayaa la filayaa inay dhawaan yeelato golle degaan,iyado wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Puntland a [...]
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya (Daawo)

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Itoobiya (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa w [...]
Xasan sheekh oo gaaray kismaayo

Xasan sheekh oo gaaray kismaayo

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah ee [...]
Taliye kuxigeenka saldhigga Booliska degmda cWaaq oo daljir uga waramay Amaanka degmadaas & degaanada hoosyimada (dhegayso)

Taliye kuxigeenka saldhigga Booliska degmda cWaaq oo daljir uga waramay Amaanka degmadaas & degaanada hoosyimada (dhegayso)

Ciidamada bilayska degmada cWaaq ayaa dhawr todobaad ee ugu dambeeyey waday hawlgallo amni xoojineed oo degmada iyo deegaannada hoosyimaada qusaysa. [...]
1 813 814 815 816 817 1,486 9780 / 17823 POSTS