Taliye kuxigeenka saldhigga Booliska degmda cWaaq oo daljir uga waramay Amaanka degmadaas & degaanada hoosyimada (dhegayso)

Taliye kuxigeenka saldhigga Booliska degmda cWaaq oo daljir uga waramay Amaanka degmadaas & degaanada hoosyimada (dhegayso)

Ciidamada bilayska degmada cWaaq ayaa dhawr todobaad ee ugu dambeeyey waday hawlgallo amni xoojineed oo degmada iyo deegaannada hoosyimaada qusaysa.

Hawlgalladaan ayaa lagu baarayey gaadiidka isticmaalaya waddooyinka kala duwan ee cWaaq xilliga habeenkii, iyadoo sidoo kalena la xoojiyey baaritaannada koontaroollada degmada, inkasta oo saraakiishu sheegeen in aysan jirin sabab ammaan oo gaar ah oo keentay, balse ay tahay shaqada bilayska taasi.

Dhinaca kale hawlgalladaasi waxaa dhinac socday kulamo booliska iyo bulshada ah, laguna adkaynayey xiiriirka booliska iyo bulshada caadiga ah.

Bilaal Xasan waa taliye kuxigeenka saldhigga dhexe ee degmada cWaaq, wareysi uu siiyey Radio Daljir caawa, ayaan marka hore waydiiyey hawgallada bilayska iyo bartilmaameedkoodu wuxuu yahay?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com