Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

Dhismaha golaha degaanka Buhoodle oo meel gabagabo ah maraya (dhegayso)

Magaaladda Buhoodle Xarunta gobalka Cayn ayaa la filayaa inay dhawaan yeelato golle degaan,iyado wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Puntland ay ku suganyihin Magaaladdas.

Gudoomiyaha Gobolka Cayn Cabdirisaaq Xaaji Xasan oo Maanta Waraysi siinayey Warbaahinta Daljir ayaa faahfaahin ka Bixiyey Dhismaha Golaha Deegaanka Buuhoodle oo meel gabagaba ah maraya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com