Author: Lakiman

1 754 755 756 757 758 1,487 9072 / 17835 POSTS
Alshabaab oo weerartay fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin Aw-dheegle

Alshabaab oo weerartay fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin Aw-dheegle

Dagaalamayaasha AlShabaab ayaa xalay weerar ku bilowday madaafiic ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka Aw-dheegle ee gobolk [...]
Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya

Gabar Soomaali ah oo Xil Wasiir looga Magacaabey Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Gabar Soomaali ah kana soo jeeda deegaannada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uu markii ugu hore [...]
Maamulka Galmudug oo ku eedeeyay Puntland inuu farogelin ku hayo Galmudug

Maamulka Galmudug oo ku eedeeyay Puntland inuu farogelin ku hayo Galmudug

Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay Maamulka deriska la ah ee Puntland in farogelin uu ku hayo arrimaha gudaha ee Maamulka Galmudug. Afhayeenka Maam [...]
Trump oo ku dhawaaqay Go’aan ka dhan ah dalalka Yurub

Trump oo ku dhawaaqay Go’aan ka dhan ah dalalka Yurub

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa si toos ah u shaaciyay in Dawladdiisu ay joojinayso duullimaadyada iyo isu socodka uga yimaada dalalka Yuru [...]
Agaasimihii hore ee Xafiiska Ladagaalanka Burcad-badeedda Puntland oo beeniyey warar beenabuur ah (dhegayso)

Agaasimihii hore ee Xafiiska Ladagaalanka Burcad-badeedda Puntland oo beeniyey warar beenabuur ah (dhegayso)

Agaasimihii hore ee Xafiiska Ladagaallanka Burcad-badeedda Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir Ducaysane ayaa si kulul uga ka dhiidhiyay warar been abu [...]
Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Saynab Cabdinuur oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Boosaaso. https://soundcloud.com/u [...]
Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Mashruuc ardayda lagu siinayo Komputaro (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland oo daahfuray Mashruuc ardayda lagu siinayo Komputaro (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye. Munaasabadd [...]
Dowladda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub oo Ka Wada Hadlay Deyn Cafinta

Dowladda Soomaaliya Iyo Midawga Yurub oo Ka Wada Hadlay Deyn Cafinta

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta [...]
Dalalka Ethiopia iyo Kenya oo ka wadahadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya

Dalalka Ethiopia iyo Kenya oo ka wadahadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Fred Matiangi oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyagoo ka wada h [...]
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee ma [...]
Ururka Alshabaab oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Ciidanka Jubbaland

Ururka Alshabaab oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Ciidanka Jubbaland

Deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa maalmahaan ka jiray dagaalo u dhaxeeya Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo Xubno ka irsan ururka Al-Sha [...]
Maraykanka oo duqeyn labaad ka geystey deegaan ka tirsan Janaale

Maraykanka oo duqeyn labaad ka geystey deegaan ka tirsan Janaale

Taliska Howlgalada ciidamada Maraykanka AFRICOM ayaa war ka soo baxay lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo ay ka geysteen deegaan hoos taga Janaale ay k [...]
1 754 755 756 757 758 1,487 9072 / 17835 POSTS