Author: Lakiman

1 650 651 652 653 654 1,486 7824 / 17823 POSTS
Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Somaaliya oo maanta furmaya

Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Somaaliya oo maanta furmaya

Waxaa goor dhow la filayaa inuu furmo kalfadhiga 7aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo lagu wado inuu noqdo kalfadhigii u [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Wariy [...]
Barnaamijka Hobol & Halabuur; Taariikhda AUN Cabdi Tahliil Warsame (dhegayso)

Barnaamijka Hobol & Halabuur; Taariikhda AUN Cabdi Tahliil Warsame (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawaada Barnaamijka Hobol iyo halabuur oo Habeen walba oo jimce ah aad ka dhegaystaan Warbaahinta Daljir. Todobaadk [...]
BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad oo Galabta furmay

BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad oo Galabta furmay

Shirka Nabadeynta Beelaha Sacad & Leelkase ayaa galabta ka furmaya Degmada BANDIIRADLEY ee Galmudug. Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaali [...]
MAANHADAL: Doorashooyinka Dalka 2021& siday ku dhici karto_(dhegayso)

MAANHADAL: Doorashooyinka Dalka 2021& siday ku dhici karto_(dhegayso)

Kulan wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo todobaad walba an ku falanqeyno hadba mowduuci la is dhihi karo waa laga faaloon ka [...]
Warka Caweysin, Maxamed Maxamuud Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Maxamed Maxamuud Jaamac, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Maxamuud Jaamac oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Cabdi Tahliil Warsame.

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka Tacsiyeeyay Geerida Cabdi Tahliil Warsame.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowl [...]
Cabdi Tahliil oo lagu Aasay Maagaaladda Muqdisho

Cabdi Tahliil oo lagu Aasay Maagaaladda Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta lagu Aasay Alle ha u Naxaristee fanaankii Caanka ahaa ee Hobolada Waaberi Cabdi Tahliil Warsame,kaas oo muddo ku [...]
Maamulka Galmudug oo maanta lagu warejiyeey gaadid Ciidan (Sawiro)

Maamulka Galmudug oo maanta lagu warejiyeey gaadid Ciidan (Sawiro)

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wareejiyay maanta gaadiid dagaal iyo maleeshiyaad ku dhow boqol kuwaasoo ku sugnaa magaalada Gaalkacyo. Muna [...]
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad Covid-19 (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga. [...]
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdinaasir Jeekey (dhegayso)

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA ee Radio Daljir waxaana maanta oo Jimce ah soo jeedinaya weriye Cabdinaasir jeekey. https://soundcloud.com/user-99 [...]
Dibadbaxyo ka dhacay dalka Itoobiya

Dibadbaxyo ka dhacay dalka Itoobiya

Meelaha badan oo ka tirsan gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda maamulka gobolka, dadweyne ayaa maanta dib [...]
1 650 651 652 653 654 1,486 7824 / 17823 POSTS