BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad oo Galabta furmay

HomeWararka

BANDIIRADLEY: Shirka Nabadeynta Beelaha Leelkase & Sacad oo Galabta furmay

Shirka Nabadeynta Beelaha Sacad & Leelkase ayaa galabta ka furmaya Degmada BANDIIRADLEY ee Galmudug. Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya, Wasiiro Puntlnad iyo kuwa Galmudug ayaa furitaanka shirka ka qaybgalay. Maxamed Xasan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey.

Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashoyinka xildhibaanada gobolada Waqooyi
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Shirka Nabadeynta Beelaha Sacad & Leelkase ayaa galabta ka furmaya Degmada BANDIIRADLEY ee Galmudug. Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya, Wasiiro Puntlnad iyo kuwa Galmudug ayaa furitaanka shirka ka qaybgalay.

Maxamed Xasan Dhalo ayaa warbixintan inoo ka diyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdullahi 4 years ago

    Salaam: Galbeedka Mudug Sacad ma dego deegana uma laha. Haddii aad leedihiin sacad iyo Lelkase baa heshinaya oo dhibato kala gaartey bay ka heshinayaan waa wax fiican. Lakin Sacad baa dega ama deegan uu leh galbeedka Galkacyo ma Mudug saxma aha ee waa dhuldurugsi ama deegan doon. Bal fiirsha hadalka Qaybdiid iyo Gorod midkoodna aqoon ama ma yaqaanan dhulkaas. Hadii ay daqsimo rabaan ha daaqan oo nabad ha ku daaqan oo doxatada abaabulan ha joojiyan. lakin dhulkaan baanu waxa degna taasu waa indho adeeg.

    Salaam

DISQUS: