Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashoyinka xildhibaanada gobolada Waqooyi

HomeWararka

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashoyinka xildhibaanada gobolada Waqooyi

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqoo

Dowladda Pakistan oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo heer qaran ah
Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Raysal Wasaare Mahadi oo ka hadlay shirkii wadamada Islaaamka

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo hore u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa hore Madaxweyne Farmaajo ugu eedeeyay in uu doonaayo in uu afduubto doorashada xildhibaanada kasoo jeedda gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: