Author: Lakiman

1 639 640 641 642 643 1,487 7692 / 17835 POSTS
Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo qabto shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada

Beesha Caalamka oo ku baaqday in si degdeg ah loo qabto shirka DFS iyo Dowlad Goboleedyada

Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeyay soo jeedintii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa inay shir isugu yimaadaan dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo Gu [...]
Hay’adda Cafimaadka Aduunka oo ka digtay khatarta COVID-19

Hay’adda Cafimaadka Aduunka oo ka digtay khatarta COVID-19

In ka badan 8 milyan oo qof ayaa la xaqiijiyay inay qabaan cudurka ‘coronavirus’ adduunka oo dhan. ku dhawaad 3.8 milyan ayaa soo kabsaday, halka u [...]
Madasha Xisbiyada Qaran oo sheegay in Ciidamada Itoobiya hogaanka AMISOM Aysan qayb ka ahayn

Madasha Xisbiyada Qaran oo sheegay in Ciidamada Itoobiya hogaanka AMISOM Aysan qayb ka ahayn

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa mar kale ku celiyay in Ciidamada Itoobiya ee aan ka mid aheyn howlgalka AMISOM in laga saaro gudaha dalka. War saxaafa [...]
Galmudug oo la wareegtay Ciidamo iyo gaadid dagaal (Sawiro)

Galmudug oo la wareegtay Ciidamo iyo gaadid dagaal (Sawiro)

Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayuu wasiirka amniga dawlad goboledka Galmudug Axmed Macalin Fiqi u [...]
Xilliga uu ku soo beegmay shirka Jabbuuti iyo xaaladaha uu uga duwanyahay shirar hore (dhegayso)

Xilliga uu ku soo beegmay shirka Jabbuuti iyo xaaladaha uu uga duwanyahay shirar hore (dhegayso)

Shalay oo Isniin ahayd magaalada Jabbuuti ee dalka Jamuuriyadda Jabbuuti waxaa ku soo gabagaboobay shir labo maalmood socday oo u dhaxeeyey dawladda f [...]

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya X [...]
TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)

TALOKEEN:Talooyin ku saabsan Burburka Wadooyinka Puntland (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal ku soo dhawadda Barnaamijka Talokeen oo ah Barnaamij Cusub ana ku soo gudbino Waraysiyo ka talokeenaya aayaha dalka, dhan [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya  xarunta Daljir Gaalkacy [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
Shacabka degmadda Buhoodle oo ka horyimid Shirka Jabuuti (Daawo)

Shacabka degmadda Buhoodle oo ka horyimid Shirka Jabuuti (Daawo)

Shacabka Buuhoodle oo kasoo horjeestey wada haadalada dowlada Federalka ah iyo maamulkaa Somaliland "Hadaanu nahay dadka SSC majirto cid nagu metesha [...]
Madaxweynaha Galmudug oo kulamo wadatashi ah ka wadda gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo kulamo wadatashi ah ka wadda gobalka Mudug (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug iyo xildhibaano kamid ah Baarlamaa [...]
1 639 640 641 642 643 1,487 7692 / 17835 POSTS