Author: Lakiman

1 623 624 625 626 627 1,487 7500 / 17842 POSTS
Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga (Taxanaha 2aad | dhegayso)

Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga (Taxanaha 2aad | dhegayso)

Kor-u-qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhamma [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo (dhegayso)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkcyo (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Gaalkcyo Dhegayst [...]
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee go [...]
Madaxweyne Axmed Madoobe oo wakhti loogu diray mudadu ku soo dhisi lahaa Golaha wasiirada

Madaxweyne Axmed Madoobe oo wakhti loogu diray mudadu ku soo dhisi lahaa Golaha wasiirada

Gollaha Wakililada Jubbaland ayaa Codsi Madaxweyne Ugu daray 90 Maalmood Soo Dhisida Xukuumada Dowlad Goboleedka Jubbaland kooramka waxaa uu ahaa 43 x [...]
Barlamaanka Somaaliya oo ansixiyeey  xeerka degaameynta kuraasta

Barlamaanka Somaaliya oo ansixiyeey xeerka degaameynta kuraasta

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Sida uu ku d [...]
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay golaha guurtida Caabudwaaq (Sawiro)

Madaxweynaha GM Axmed Cabdi Kaariye iyo ku Xigeenkiisa Cali Dahir Ciid ayaa kulan la-yeeshay golaha guurtida Degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. [...]
Somaaliya & Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xirirka labada dal

Somaaliya & Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xirirka labada dal

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra'iisul Wasaare ku-x [...]
Waxgaradka degmadda Towfiiq oo shir ku yeeshay Magaaladda Garoowe (dhegayso)

Waxgaradka degmadda Towfiiq oo shir ku yeeshay Magaaladda Garoowe (dhegayso)

issimada dhaqanka Beesha Saleeban Cabdalle oo shir ku yeeshay Garoowe,kaas oo ay kaga tashanayeey kursiga Xildhibaanka Beesha Tawfiiq ee Dowladda Fede [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Guddoomiyaha gobalka Bari oo baaq naabadeed ka soo saaray colaada Cawsane (dhegayso)

Guddoomiyaha gobalka Bari oo baaq naabadeed ka soo saaray colaada Cawsane (dhegayso)

Cabdisamad Abwaan Gudoomiyaha Gobolka Bari oo kulan la qaatay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka ayaa baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo uu dag [...]
Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa taageerada ay siiso Somaaliya

Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa taageerada ay siiso Somaaliya

Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihay [...]
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha diblomaasiyadeed ee Shir-guddoonka Golaha Guud ee UN-ka

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha diblomaasiyadeed ee Shir-guddoonka Golaha Guud ee UN-ka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Golayaasha Dowladda guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyad [...]
1 623 624 625 626 627 1,487 7500 / 17842 POSTS