Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Bangeelle ee gobalka Galgaduud (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee go

Meydadka Somaalidii Oromadda laysay oo Maanta La Aasay (Sawiro)
Xasan Kaafi oo Caabudwaaq kaga dhawaaqay inuu musharax xildhibaan yahay (dhegayso)
Wasiir Jamaal oo dhagaxdhigay garoonka kubadda cagta ee Dhahar

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si ballaaran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Bangeelle ee dhaca duleedka Magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa socdaalo ku maraya degaano iyo degmooyin ka tirsan gobalka Galgaduud,waxaana la filaya madaxweyne Axmed Cabdi kaariye inuu gaaro degaano kale oo gobalka Galgaduud ka tirsan.

Hoos kaga bogo.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: