Meydadka Somaalidii Oromadda laysay oo Maanta La Aasay (Sawiro)

Magaaladda Jig-jiga ee Dowladda degaanka Somaalida Itoobiya Waxaa lagu Aasay Maanta Allaha u Naxariiste 28 qof oo Somaali ah kuwaas oo maalmo kahor Qoomiyadda Oromadu ku laysay degaanka Hawadaay oo caan ku ah soo saarka Qaadka.

Aas kan Qaran ayaa waxaa ka qaybgaley Masuuliyiinta Ugu Sareysa Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan.

dadkan la Aasay Maanta ayaa Waxaa ay kicisay Caro xoogan oo loo qaaday Qoomiyadda Oromada,waxaana laga Cabsi qabaa in la beegsado Oromadda kunool degaanada kale ee Somaalida.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com