Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa taageerada ay siiso Somaaliya

Dowladda Maraykanka oo kordhinaysa taageerada ay siiso Somaaliya

Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain.

Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankoodi waxaa ay kaga hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta ka dhexeysa Soomaaliya iyo Mareykanka, iyadoo danjiraha Soomaaliya ee Suudaan uu kaga mahadceliyay taageerada Mareykanka ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dal.

Dowladda Mareynkanka ayaa ka mid ah dalalka sida weyn Soomaaliya uga taageera dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com