Author: Lakiman
-
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabudwaaq, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi. Ka dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika. Hoos ka dhegayso
-
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray maanta degaanka Dhabad
Madaxweynaha Dowladda Galmudug oo hadda gaaray Dhabad oo ku taalla waqooyiga gobolka Galgaduud halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweyeen Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug, iyo xubno katirsan golleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
-
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax oo cawaysinkan idin kaga imaanaya Daljir Qardho.
-
Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo dood kulul ka yeeshay mataalada gobalka Banaadir (dhegayso)
Kulan ay Maanta Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Xildhibaannada Golaha wakiilada Puntland ayaa waxaa ay si adag uga hadleen Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu matalaad ku yeesho Aqalka Sare. Inta uu kulanka socday ayaa Xubno kamid ah Golaha Wakiilada Puntland waxaa ay DFS, Madasha Xisbiyada, maamullada HirShabeelle, KGS…
-
Madasha oo ku baaqday inay is casilaan guddiga KMG ah ee doorashooyinka
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed culus ayaa si kulul uga falceliyay hadal jeedintii shalay ee Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran Xaliima Ismaaciil, iyadoo Madashu ku celisay walwalka ay ka qabaan in hoggaanka dowladda Federaalka uu ka cagajiidayo qabashada doorasho waqtigeeda ku dhacda, taasoo ku qabsoonta sifo waafaqsan sharciga doorashooyinka ee habka Xisbiyada…
-
Xulashada Daljir & Faadumo Deggan Daahir, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso kasoo jeedinaysa Faadumo Deggan Daahir. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. dhegayso.
-
Shacabka Somaliyeed oo arragtiyo kala duwan ka dhibtay labada hab doorasho ee guddiga doorashooyinka so bandhigeen (dhegayso)
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aragtiyo kala duwan ka dhiibtay labada hab doorasho ee ay soo bandhigtay Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka qaranka Xaliimo Yaray, Wariye Cabdiraxmaan Jamal aadan ayaa warbixintan inoo diyaariyeey.
-
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)
Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantastik! hoos ka dhegayso
-
Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyeey Xubno lagu daray guddiga doorashooyinka
Kulan ay Maanta Magaalada Hargeysa ku yeesheen xubnaha Golaha Wakiilada Soomaliland aya waxaa ay ku ansixiyeen labada xubnood ee xisbiyada Waddani iyo UCID u soo magacawdeen guddiga Doorashooyinka Somaliland. Labadan Xubnood ayaa horay waxaa u diiday Golaha,waxaana khilaaf ka dhashay uu arrintaasi sameyn ballaaran ku yeeshay Shaqada Xukuumadda Soomaaliland iyo Xisbiyada mucaaradka walow markii dambe…
-
Ciidamadda DANAB oo alshabaab degaano kala wareegay
Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa la sheegay in howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ay kula wareegeen degaano ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada ay la wareegeen degaannada kala ah, Janaay Cabdale, Helishiid, Mayonde iyo…
-
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Haylaan oo Baaq Nabadeed ka diray Dagaalka Cawsane
-
Madaxweyne Farmaajo oo uga mahadceliyey Goddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka fulinta codsigiisii ku aaddanaa Matalaadda Siyaasadeed ee Gobolka Banaadir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tixgelinta iyo fulinta codsiigii Madaxweyne ee ku aaddanaa xaqiijinta Mataaladda siyaasadeed ee Gobolka Banaadir, taas oo uu ku soo jeediyey furitaankii Kal-fadhigii 7aad ee Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay muhiimadda go’aankan taariikhiga ah oo aan horey loogu…