Barlamaanka Somaaliya oo ansixiyeey  xeerka degaameynta kuraasta

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo ansixiyeey xeerka degaameynta kuraasta

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare. Sida uu ku d

Dowladda Imaraadka Carabta oo gargaar ku taageeri doonta 2.5 milyan oo qof
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Garoowe (dhegayso)
RW Kuxigeenka oo daahfuray Barnaamijka Caddaalada & Asluubta

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeerka degaameynta kuraasta Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare.

Sida uu ku dhawaaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka 144 ayaa ogolaatay waxaa ka aamustay 4, waxaana diiday 2 Xildhibaan.

Xeerka deegaameynta ayaa ah mid maalmihii lasoo dhaafay cabasho badan ay ka timid, maadaama Xildhibaanada qaarkood ay meel ka baxsan degaankooda ay kursiga la aadin.

Shaki badan ayay ka muujinaayen Siyaasiyiinta tilaabada maanta ay qaadeen Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana horay u diiday qaar ka mid ah maamul goboleedyadda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: