Author: Lakiman

1 502 503 504 505 506 1,487 6048 / 17842 POSTS
Wasiirka Cusub ee wasaaradda waxbarashadda DFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Cusub ee wasaaradda waxbarashadda DFS oo xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashad [...]
DHUSAMAREEB: Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur oo Daljir u waramay

DHUSAMAREEB: Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur oo Daljir u waramay

Cabdulaahi xasan Nuur Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee dhuusamareeb oo Waraysi siyeey Warbaahinta Daljir ayaa beeniyeey warar ay qoreen wa [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrad [...]
Xulashada Daljir & Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Bosaaso idinkaga soo jeedinaya Maxam [...]
Sheekh shariif oo muqdisho ku laabtay

Sheekh shariif oo muqdisho ku laabtay

Madaxweynihii hore ee Somaaliya sheekh shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Muqdisho dib ugu laabtay. Wafdiga uu horkacayo Sheekh Sha [...]
Gaalkacyo: Banaanbax loga soo horjeedo  Aflagaadadii Nebiga (NNKH) loo geeystay oo Gaalkcyo ka socda

Gaalkacyo: Banaanbax loga soo horjeedo Aflagaadadii Nebiga (NNKH) loo geeystay oo Gaalkcyo ka socda

Qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta ka bilaawday banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Aflagaadadii N [...]
Hay’ad Caalami ah oo cambaareysay dil shalay ka dhacay Muqdisho

Hay’ad Caalami ah oo cambaareysay dil shalay ka dhacay Muqdisho

Hay’adda UNICEF ee qaramada midoobey ayaa canbaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha kaasi oo shalay ka dhacay [...]
Soomaaliland oo fasaxday Shaqaalaheeda

Soomaaliland oo fasaxday Shaqaalaheeda

Somaaliland ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in laga bilaabo Maalinta Berito oo Khamiis ah ay fasaxday dhamaan Shaqaalaheeda kala duwan muddo laba Maalin [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daadihi [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Madaxweynaha Galmudug & James swan oo dhuusamareeb ku kulmay

Madaxweynaha Galmudug & James swan oo dhuusamareeb ku kulmay

Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmud [...]
Ciidamadda Badda Puntland oo howlgalo ka sameyeey degaano ka tirsan gobalka Bari

Ciidamadda Badda Puntland oo howlgalo ka sameyeey degaano ka tirsan gobalka Bari

Ciidamada booliska badda PMPF ee Puntland ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyey deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Sanaaag ka dib markii ay soo baxe [...]
1 502 503 504 505 506 1,487 6048 / 17842 POSTS