Sheekh shariif oo muqdisho ku laabtay

Sheekh shariif oo muqdisho ku laabtay

Madaxweynihii hore ee Somaaliya sheekh shariif sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Muqdisho dib ugu laabtay.

Wafdiga uu horkacayo Sheekh Shariif ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Madasha Xisbiyada Qaran, Xildhibaano iyo xubno kale.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo bilihii la soo dhaafay ka hadlin siyaasada dalka ayaa munaasabad lagu soo dhoweynayo waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho isagoo halkaas qudbad ka jeedin doona.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com