Soomaaliland oo fasaxday Shaqaalaheeda

Soomaaliland oo fasaxday Shaqaalaheeda

Somaaliland ayaa waxaa ay ku dhawaaqday in laga bilaabo Maalinta Berito oo Khamiis ah ay fasaxday dhamaan Shaqaalaheeda kala duwan muddo laba Maalin ah.

Qoraal kasoo baxay hay’adda Shaqaalaha Soomaaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqaalaha Soomaaliland loo fasaxay sababo la xiriira dhalashada Nabigeena Muxamed oo ku beegan Maalinta Khamiista oo Beri ah.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa algu sheegay in Shaqaalaah looga maarmi waayo Shaqoyinka muhiim ah loo raaci doono Sharciga Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliland.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com