Author: Lakiman

1 379 380 381 382 383 1,486 4572 / 17823 POSTS
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo [...]
Guddoomiyaha gobalka bari oo daahfuray wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka bari oo daahfuray wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta waxa uu daah-furay wajiga labaad ee talaalka cudurka COVID-19 ee Gobolk [...]
Farmaajo  oo warqadaha aqoonsiga ka gudomay danjiraha dowlada Hindiya

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudomay danjiraha dowlada Hindiya

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mu [...]
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo xilkii ka qaaday Wasiirki Arrimaha Gudaha (Akhriso)

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo xilkii ka qaaday Wasiirki Arrimaha Gudaha (Akhriso)

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa xilkii looga qaaday [...]
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka [...]
RW Rooble & Madaxda dowlad gobaleedyada oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sawiro)

RW Rooble & Madaxda dowlad gobaleedyada oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sawiro)

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka [...]
Xiritaanka shirka Arrimaha doorashooyinka & khudbadii Farmaajo

Xiritaanka shirka Arrimaha doorashooyinka & khudbadii Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystir [...]
Axmed Madoobe oo baaq culus u diray beesha Caalamka

Axmed Madoobe oo baaq culus u diray beesha Caalamka

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyay gaba gabada shirka madasha wadatashiga qaran ayaa rajo Wanaagsan ka muujiyay [...]
Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq maasuqa oo soo saaray Warsaxaafadeed (Akhriso)

Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq maasuqa oo soo saaray Warsaxaafadeed (Akhriso)

Guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq maasuqa ayaa soo saaray Warsaxaafadeed. [...]
MUQDISHO: Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay Heshiiska Arrimaha Doorashooyinka

MUQDISHO: Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay Heshiiska Arrimaha Doorashooyinka

Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweeyay heshiiska laga gaaray arrimaha doorashooyinka kadib markii maanta si rasmi ah loo saxiixay heshiiska doorasha [...]
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Cabdixa [...]
Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

Nuur Cabdisamad Xasan Guddoomiyaha degmadda Cagaraan ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay hormarka degmadda ay ku talaabsada [...]
1 379 380 381 382 383 1,486 4572 / 17823 POSTS