Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

HomeWararka

Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

Nuur Cabdisamad Xasan Guddoomiyaha degmadda Cagaraan ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay hormarka degmadda ay ku talaabsaday. Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmada Cagaaran ayaa sheegay in degmadda laga hirgaliyeey wadooyin iyo dhismayaal intuu guddoomiyaha ka ahaa,isago sheegay in waddooyin iyo dhismyaal Casri ah laga hirgaliyeey Magaaladda.

Shir u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada oo Muqdisho ka furmay
QARDHO: Gudoomiyaha Guddiga KMG oo tababar ufaray korjoogtada diiwaangalinta codbxiyayaasha
Buurta Puntland: Madaxweyne Gaas oo ka Hadlay Xiriirka Canshuur Bixinta iyo Hormarka

Nuur Cabdisamad Xasan Guddoomiyaha degmadda Cagaraan ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay hormarka degmadda ay ku talaabsaday.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmada Cagaaran ayaa sheegay in degmadda laga hirgaliyeey wadooyin iyo dhismayaal intuu guddoomiyaha ka ahaa,isago sheegay in waddooyin iyo dhismyaal Casri ah laga hirgaliyeey Magaaladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: