Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

Degmadda Cagaaran oo laga hirgaliyeey Mashaaric hormarineed (dhegayso)

Nuur Cabdisamad Xasan Guddoomiyaha degmadda Cagaraan ee gobalka Mudug oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay hormarka degmadda ay ku talaabsaday.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmada Cagaaran ayaa sheegay in degmadda laga hirgaliyeey wadooyin iyo dhismayaal intuu guddoomiyaha ka ahaa,isago sheegay in waddooyin iyo dhismyaal Casri ah laga hirgaliyeey Magaaladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com