Author: Lakiman

  • DHUL DAXIISKA KUWACAN IYO NASASHADA ARDAYDA SCHOOLKA SHEEKH XAAMUD SECONDARY (Daawo)

    DHUL DAXIISKA KUWACAN IYO NASASHADA ARDAYDA SCHOOLKA SHEEKH XAAMUD SECONDARY (Daawo)

    Masaafo ka badan 70km ayay u dalxiis tageen si ay farxada guusha u qaybsadaan | Sheekh Xaamud Secondary | Deegaanka Cuun. Warbixin : Mohamud Jama

  • Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasan Baashe. Soo gudbinta barnaamijka Xulshada Daljir waxaa sahashay shirkadda isgaarsiinta gayigeena ee Golis Telcom Soomaaliya. dhegayso.

  • Danjiraha Soomaaliya ee dalka Ciraaq oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    Danjiraha Soomaaliya ee dalka Ciraaq oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

    Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa qasriga Madaxtooyda ee magaalada Baqdaad kaga gadoomay warqadahiisa aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonna Magaalada Baqdaad Mudane Liibaan Sheekh Maxamuud (Maalinguur) Ugu horeyn danjire Liibaan aya uga mahadceliyay Madaxweynaha Dowladda Ciraaq sida wanaagsan ee uu uqaabilay, waxuuna u gudibyay salaan iyo bogaadin…

  • Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay khilaafka kenya & Soomaliya

    Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo ka hadlay khilaafka kenya & Soomaliya

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa ka hadlay xiriirka u dhexeeya dowlada Soomaaliya iyo dowlada Kenya. Maxamed Cabdirasaq Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa sheegay in uu socdo dadaalo sare loogu soo qaadayo xiriirka ka dhexeeya labada wadan ee deriska ah. “Waxaa aan kuu xaqiijinayaa in uu jiro dedaal lagu doonayo in sare loogu…

  • Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah (Sawiro)

    Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah (Sawiro)

    Madaxwayne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa si wadajir ah u daahfuray diyaarinta daraasadda, Naqshadda dhismo iyo dikumintiga qandaraas bixinta ee Wadooyinka u dhexeeya Dhuusamareeb – Qarandi iyo Beledwayne – Gaalkacayo. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud…

  • Midowga musharixinta oo xalay kulan xasaasi ah yeeshay

    Midowga musharixinta oo xalay kulan xasaasi ah yeeshay

    Waxaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay mid kamid ah hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho qaar kamid ahoggaanka ugu sareeya Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha. Kulanka oo casha sharaf iyo xog-wareysi isugu jira ayaa waxaa ay Midowga Musharixiinta uga hadleen marxaladihii ugu dambeeyey ee xaaladda Dalka iyo Doorashooyinka la filayo dhawaan inay bilaabmaan. Sidoo kale waxaa…

  • Midowga Afrika oo laalay xubinnimadii dalka Mali

    Midowga Afrika oo laalay xubinnimadii dalka Mali

    Midowga Afrika ayaa si kumeel gaar ah u joojiyay xubinnimada dalka Mali ee ururkaas, waxaana tallaabadaas ay jawaab u tahay afgambigiu uu militarigu ku qabsaday dowladdii dalkaas todobaadkii la soo dhaafay. Bayaan kasoo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegay in Mali ay la kulmi doonto cunaqabateyn dheeraad ah, haddii militarigu aanu awoodda dib ugu soo…

  • Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

    Arooryo suubban dhegaystayaal meel kasta oo aad ku sugantihiin! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe nooga soo daadihinaya Xasan Heykal. Hoos ka dhegayso oo fadlan nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaaga.

  • Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

    Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Gaalkacyo, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman. Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan. Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

  • Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

    Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka. 8 xubnood oo guddiga doorashada heer dowlad goboleed ah, 2 xubnood oo guddiga heer federaal ah iyo 2 xubnood oo ah guddiga xalinta khilaafaadka. Xubnahaan ayaa…

  • Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

    Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

    Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.

  • Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Somaliland & Xubno kasocda midowga yurub?

    Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Somaliland & Xubno kasocda midowga yurub?

    Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay safiirro iyo diblomaasiyiin ka socda midowga reer Yurub iyo dalka UK oo Somaliland u tegay indho indhaynta doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee maalintii shalay qabsoomay. Ugu horrayn madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu xubnaha wefdiga uga mahadnaqay imaan shiyahooda Somaliland iyo muhiimadda ay siiyeen…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com