RW Rooble & Madaxda dowlad gobaleedyada oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sawiro)

HomeWararka

RW Rooble & Madaxda dowlad gobaleedyada oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden (Sawiro)

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka

Madaxweyne Gaas iyo Golihiisa Wasiirada oo Shir aan Caadi Ahayn Leh
Roobka Jalam iyo Aagga Buurtinle
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 47aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Ra’iiaul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la kulmay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee Sweden Per Olsson Fridh oo booqasho ku yimid dalka.

Wasiirka ayaa bogaadiyay heshiiskii uu hormuudka ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha ee maanta laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay dowladdaa Sweden taageeradeeda Soomaaliya ee dhinacyada horumarinta, siyaasadda iyo dhaqaalaha.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: