Author: Lakiman

1 1,162 1,163 1,164 1,165 1,166 1,487 13968 / 17835 POSTS
Saraakil kasocda Dowladda Taliyaaniga oo  Muqdisho kula kulmay Masuuliyin Wasarada Beeraha ka tirsan (dhegayso)

Saraakil kasocda Dowladda Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyin Wasarada Beeraha ka tirsan (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan wasaarada beeraha iyo waraabka ee dowlada federaalka somalia ayaa maanta kulan layeeshay saraakiil ka socotay dowlada talyaniga [...]
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka hadlay Banaanbaxyo kadhacay Gedo (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka hadlay Banaanbaxyo kadhacay Gedo (dhegayso)

Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo maanta dib ugu laabta Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa ka hadlay safar uu ku tag [...]
Ciidamadda PSF oo deeq dawo ah garsiyeey Cisbitaalka Baran (dhegayso)

Ciidamadda PSF oo deeq dawo ah garsiyeey Cisbitaalka Baran (dhegayso)

Ciidamadda Difaaca Puntland ee PSF oo degaanadda Puntland kasameeya caawinta Shacabkooda ayaa maanta Deeq dawo ah ku wareejiyaay Maamulka Cisbitaalka [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka [...]
Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

Ciidamada Booliska ee Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay labo Dhalinyaro ah oo ilmo yar oo Afar jir ah ka Afduubtay deg [...]
Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka

Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka

Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynah [...]
Xildhibaano Shir waddatashi ah kusoo gabagabeyeey Muqdisho (dhegayso)

Xildhibaano Shir waddatashi ah kusoo gabagabeyeey Muqdisho (dhegayso)

Magaaladda Muqdisho Maalmahan waxaa shir waddatashi ah uga socday Xildhibaano katirsan labada Golle ee Barlamaanka Federaalka Somaaliya,kaas oo looga [...]
MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu d [...]
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka sooje [...]
Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)

Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka waramaya xabsi weyn oo laga dhegax [...]
Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay Maanta ?

Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay Maanta ?

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay [...]
Wasaaradda degaanka Puntland oo mashaaric ka daahfurtay Gobalada Nugaal& Mudug (dhegayso)

Wasaaradda degaanka Puntland oo mashaaric ka daahfurtay Gobalada Nugaal& Mudug (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda degaanka Dalxiiska iyo duurjoogta Puntland Cali Cabdulaahi Warsame oo Radio daljir waraysi siyaay ayaa ka hadlay mashaaric uu ka d [...]
1 1,162 1,163 1,164 1,165 1,166 1,487 13968 / 17835 POSTS