Saraakil kasocda Dowladda Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyin Wasarada Beeraha ka tirsan (dhegayso)

Saraakil kasocda Dowladda Taliyaaniga oo  Muqdisho kula kulmay Masuuliyin Wasarada Beeraha ka tirsan (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan wasaarada beeraha iyo waraabka ee dowlada federaalka somalia ayaa maanta kulan layeeshay saraakiil ka socotay dowlada talyaniga

Kulanka dhex maray labada dhinac ayaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka dalka iyo sidii qeybta taakuleynta ee ciidamadda Talyaaniga ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo hada uu dib u dhis ka socdo

Warbixintan Wariye Amino ladan Axmed Cali ayaa Muqdisho kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com