Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)

Ciidamada Booliska ee Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay labo Dhalinyaro ah oo ilmo yar oo Afar jir ah ka Afduubtay degmadaasi,iyado kadib howlgal ay sameyeen Ciidamadda Booliska ay ku guulaysteen qabashada Afduubayaashas.

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin kabixiyeey dhalinyaradan halka laga soo qabtay iyo caruurta ay afduubteen,isago sheegay in Ciidamadu ay la dagaalamayaan kooxahaas cadaystay Afduubka Caruurta yar yar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com