Author: Lakiman
-
Saraakil kasocda Dowladda Taliyaaniga oo Muqdisho kula kulmay Masuuliyin Wasarada Beeraha ka tirsan (dhegayso)
Masuuliyiin ka tirsan wasaarada beeraha iyo waraabka ee dowlada federaalka somalia ayaa maanta kulan layeeshay saraakiil ka socotay dowlada talyaniga Kulanka dhex maray labada dhinac ayaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka dalka iyo sidii qeybta taakuleynta ee ciidamadda Talyaaniga ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo hada…
-
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka hadlay Banaanbaxyo kadhacay Gedo (dhegayso)
Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo maanta dib ugu laabta Magaaladda Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa ka hadlay safar uu ku tagay Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sheegay in sababta uu u tagay Nairobi ay ahayd sidii uu madaxda Kenya ugala hadli lahaa duqaynta lagu hayo shacabka lugu…
-
Ciidamadda PSF oo deeq dawo ah garsiyeey Cisbitaalka Baran (dhegayso)
Ciidamadda Difaaca Puntland ee PSF oo degaanadda Puntland kasameeya caawinta Shacabkooda ayaa maanta Deeq dawo ah ku wareejiyaay Maamulka Cisbitaalka Baran ee gobalka Sanaag. Deqdan Dawadda ah waxaa Ciidamadda PSF ka gudoomay Guddoomiyaha Gobalka Sanaag Maxamuud Ciyoon Maamulka Cisbitaalka iyo Taliyaha Ciidamadda Daraawishta Puntland ,iyago uga mahadceliyaay Ciidaadda sida ay ugu adeegayaan shacabkooda. Saraakisha PSF…
-
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka socoto diiwaan gelinta nidaamka casriga ah ee ciidanka xoogga dalka ayaa saraakiisha shaqada loo xil-saaray ku amray in ay dardar-geliyaan si loogu guulaysto tira koobka ciidanka. Saraakiisha loo xil saaray diiwaan gelinta nidaamka casriga ah…
-
Saraakisha Booliska DFS oo ka hadlay Afduubta Caruurta (dhegayso/Sawiro)
Ciidamada Booliska ee Degmadda Hodan ee Magaaladda Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay labo Dhalinyaro ah oo ilmo yar oo Afar jir ah ka Afduubtay degmadaasi,iyado kadib howlgal ay sameyeen Ciidamadda Booliska ay ku guulaysteen qabashada Afduubayaashas. Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo Warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin kabixiyeey dhalinyaradan halka laga…
-
Jowhar oo laga bilaabay Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka
Waxaa magaalada Jowhar ee Casimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeella ka furmay tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo ay wada qabanayaan Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS iyo Wasaaradda Arimaha Dastuurka iyo Federaalka ee Hirshabeelle. Ugu horeeyn waxaa tababarka furay Wasiirka Arimaha Dastuurka ee Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan wuxuuna uga mahadceliyay wafdiga Wasaaradda…
-
Xildhibaano Shir waddatashi ah kusoo gabagabeyeey Muqdisho (dhegayso)
Magaaladda Muqdisho Maalmahan waxaa shir waddatashi ah uga socday Xildhibaano katirsan labada Golle ee Barlamaanka Federaalka Somaaliya,kaas oo looga hadlayaay Xaaladda Siyaasadeed ee dalka ,waxaana ay ugu dambeyn shirkaas waddatashiga ah ay kaso saareen Warmurtiyeed. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b8841c90a0100565db66c09/Warka+Xildhibanada+Koofurgalbeed+by+waaberi+daljir+ok.mp3
-
MKX Carrabey: “Aniga iyo Madaxweyne Xaaf khilaafkii naga dhexeeyey wuu dhaamanaya mar dhow” (dhegayso)
Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhexdhexaadinayey madaxda is khilaafsan ee Galmudug. Maxamed Xaashi Carrabey ayaa waxa uu sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), isla markaana intiisa badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la…
-
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Caweysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil. Kaga bogo wixii caawa warar ugu horreeyey, dal iyo dibad. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b883825020100f6c5cb4363/CD_Khadar_Buuhoodle_30_AUG_2018.mp3
-
Magaaladda Badhan ee Gobalka Sanaag oo Xabsi Cusub laga dhagax dhigay (dhegayso)
Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka waramaya xabsi weyn oo laga dhegaxdhigay Degmada Badhan tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe, laguna dhisayo si iskutashi ah . Guddoomiyaha waxaan kale oo ka waraysanay halka ay marayaan mashaariicdii horumarineed ee degmada ka socday…
-
Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Maxaa looga hadlay Maanta ?
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, xeerka Wada Marista Puntland Iyo Warbixino kale. Xaaladda Amniga Dalka: Wasaaradda Amniga oo uga warbixisay Golaha Xukuumada Dowladda Puntland guud ahaan xaalada nabadgelyo ee dalka ayaa sheegtay in si buuxda…
-
Wasaaradda degaanka Puntland oo mashaaric ka daahfurtay Gobalada Nugaal& Mudug (dhegayso)
Wasiirka Wasaaradda degaanka Dalxiiska iyo duurjoogta Puntland Cali Cabdulaahi Warsame oo Radio daljir waraysi siyaay ayaa ka hadlay mashaaric uu ka daahfuray gobalada Nugaal iyo mudug ,isagoo maanta Gaaray magaaladda Burtinle. Warbixinta Warkan Axmed Cabdi Farateeb ayaa Burtinle kaso diray http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b88319dfd0000e769b5ab49/Warbixinta+burtinle.mp3