Author: Lakiman

1 1,054 1,055 1,056 1,057 1,058 1,486 12672 / 17826 POSTS
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoo [...]
Xildhibaanada Hiirshabeele oo beeniyay in askar ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka Hirshabelle

Xildhibaanada Hiirshabeele oo beeniyay in askar ay la wareegeen Xarunta Baarlamaanka Hirshabelle

Qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa ka hadlay ciidamo shalay tegey xarunta Baarlamaanka Hirshabelle kuwaasoo l [...]
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada (Daawo)

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada (Daawo)

Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliy [...]
Maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeeray Xero Barakacayaal (dhegayso)

Maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeeray Xero Barakacayaal (dhegayso)

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmadda Caabudwaaq oo kormeer ku tagay deegaanka Geed-naagood oo ay kunool yihiin Qoysas Barakacyaal ah. Ayaanle C [...]
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso(dhegayso|daawo)

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso(dhegayso|daawo)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Maxamed Lakiman, kuna sugan xarunta Daljir Boosaaso. Dhegay [...]
Guddoomiyaha Aqalka sare oo Muqdisho ka duulay (Sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Muqdisho ka duulay (Sawiro)

Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho waxaa Maanta ka dhoofay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaali [...]
Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga khayradka dalka oo ka horyimid Shirka khayraadka ee London

Guddiga Kheyraadka Qaranka ee Aqalka Sare ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta berri ka dhacaya magaalada London ee dalka [...]

Tarsan “Qaramada Midoobay cunaqabataynta hubka hanaga qaaddo si aan argagixisada uga adkaanno”

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay baahi weyn u qabto in laga qaado [...]
Somaali qaad siday oo lagu Xiray india

Somaali qaad siday oo lagu Xiray india

Ciidanka Booliska dalka India ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada New Delhi ku qabtay Saddex ruux oo 2 ka mid ah ay yihiin Soomaali, kuwaasoo siday [...]
Ciidamo la wareegay Xarunta Barlamaanka Hiirshabeele

Ciidamo la wareegay Xarunta Barlamaanka Hiirshabeele

Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la wareegay xarunta Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Xildhiba [...]
Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Garoowe, [...]
1 1,054 1,055 1,056 1,057 1,058 1,486 12672 / 17826 POSTS