Ciidamo la wareegay Xarunta Barlamaanka Hiirshabeele

Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa la wareegay xarunta Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Daljir ayaa u sheegay Allgalgaduud in ciidankaan ay kasoo horjeddaan in kulamo ka dhan Madaxweyne Waare lagu qabto xarunta Baarlamaanka.

Xiisad Siyaasadeed oo kacsan ayaa ka taagan magaalada Jowhar, waxaana xildhibaanada ay sheegayaan in madaxda Sare ee maamulka Hirshabeelle loo heysto Musuq maasuq.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Caddaadis xooggan kala kulmaya Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com