Author: JD

1 326 327 328 329 330 344 3936 / 4122 POSTS
Boston Celtics 104-87 Bulls iyo Isreebreebka NBA-da

Boston Celtics 104-87 Bulls iyo Isreebreebka NBA-da

Dhammaan cayaarihii xalay ee NBA-da ayaa natiijada ugu danbaysay noqotay 2-1 oo ay ugu muhiimsanayd guushii Boston Celtics oo 2 jeer Boston Garden l [...]
Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

Gabdhoow Malabka Isticmaala, Dayaano Joojiya oo Caafimaad Hela

Cabdiraxmaan Maxamuud Yusuf  waa nin ka shaqaysta wareejinta malabka shinida, kana sheekaynaya caafimaadka malabka, dhanka qurxinta jirka iyo caafimaa [...]
Argagixiyihii Shaansa Lisee (Champs-Elysees) Paris wuxuu ahaa Danbiile Ragaad ah

Argagixiyihii Shaansa Lisee (Champs-Elysees) Paris wuxuu ahaa Danbiile Ragaad ah

39 jirka magaciisa lagu sheegay Kariim Sharuufi wuxuu ahaa danbiile xabsiyada Paris dhowr jeer laga siidaayey oo galay dambiyo kaladuwan oo tuugaysi i [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir [...]
Madaxweyne Silaanyo, “Abaarta Xoogga ha la Saaro, hana la Hakiyo Shaqaalaysiinta.”

Madaxweyne Silaanyo, “Abaarta Xoogga ha la Saaro, hana la Hakiyo Shaqaalaysiinta.”

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo, ayaa waxaa uu maanta kulan muhiim ah la qaatey masuulyiinta haya'ada shaqaalaha. Kulankan ay [...]
Madaxweyne Gaas iyo Shirka Tana Forum

Madaxweyne Gaas iyo Shirka Tana Forum

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 22 April 2017 magaalada Bahar Daar ee dalka I [...]
Warka Fiidnimo iyo Maxamud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso

Warka Fiidnimo iyo Maxamud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso

Ku soo dhawaada warkii fiidnimo oo cawaysinkaan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso iyo Maxamud Cabdi Ibraahim. Shirka Tana Forum Maxkamad [...]
Madaxweynaha Hirshabeelle, “Cunaqabatayn Diidnay!”

Madaxweynaha Hirshabeelle, “Cunaqabatayn Diidnay!”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kaddib safar uu kag [...]
Agaasimaha Madaxtooyada Puntland oo Burtinle Gaaray

Agaasimaha Madaxtooyada Puntland oo Burtinle Gaaray

WARBIXIN+SAWIRRO:- Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland iyo Masuuliyiin Kale oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Degmada Burtinle Lana Kulmay Bulsh [...]
Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

Guddoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug, Maxamed Cabdullaahi Marteelo, ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug xilka ka qaadi karin. Maxamed [...]
Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafe Xuseen Yuusuf

Barnaamijka Ciyaaraha iyo Mustafe Xuseen Yuusuf

Hoos ka dhegayso barnaamijkii ciyaaraha ee Sports News, waxaana maanta xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso ka soo jeedinaya wariye Mustafe Xuseen Yuu [...]
Xaaladda Burtinle, Mid Abaareed iyo Mid Caafimaad

Xaaladda Burtinle, Mid Abaareed iyo Mid Caafimaad

Hayada wadaniga ah ee Tadaamun ayaa maanta deeq raashin ka qaybisay degmada Burtinle dadka ay raashinka u qaybisay ayaa ahaa kuwii abaartu xoolohoodii [...]
1 326 327 328 329 330 344 3936 / 4122 POSTS