Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

Rugta Ganacsiga Galmudug ma aha Mid Dawli ah, Xilna la Igama Qaadi Karo

Guddoomiyihii  Rugta Ganacsiga Galmudug, Maxamed Cabdullaahi Marteelo, ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug xilka ka qaadi karin. Maxamed waxa uu sheegay in xilkaan uusan ahayn mid dowladeed balse uu yahay mid Gasnacsi.

Cumar Lakiman ayaa ayaa inoo haya warbixinta

Hoos ka dhegayso

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com