Author: Axmed Deeq

1 16 17 18 19 20 144 216 / 1726 POSTS
Ra’iisulwasaare Xamse Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga iyo Dagaalka Al-shabaab

Ra’iisulwasaare Xamse Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga iyo Dagaalka Al-shabaab

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amn [...]
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Cuba

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Maxamed Jaamac Haruuse oo maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay danjiraha cu [...]
Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelinta Dastuurka

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo hirgelint [...]
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadlayay Amniga Caasimadda

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir oo shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadlayay Amniga Caasimadda

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo looga hadl [...]
Alshabaab oo saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay oo ku yaal Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug

Alshabaab oo saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay oo ku yaal Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug

Maleyshiyaadka Kooxda Khawaarijta ayaa saaka dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyahay Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug Ujeedka [...]
Rag burcadnimo ku eedeysan oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay degmada Waaberi ee G.Banaadir

Rag burcadnimo ku eedeysan oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay degmada Waaberi ee G.Banaadir

Ciidanka Boliiska Saldhigga degmada Waabari ayaa howlgal ay sameyeen kadib gacanta kusoo dhigay labo eedaysane oo dhac ka gaysanayey Gudaha degmada W [...]
Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dabka ayaa sababay k [...]
Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka oo dilay 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa 14-ka mid ah Khawaarijta Al-shabaab ku dilay deegaanka Makuude oo qiyaastii 7-km dhanka Koonfur kaga beegan magaalada Bayd [...]
SOMALILAND OO SAAKA DAGAAL SOO QAADDAY, DUQAYSAYNA LAASCAANOOD.

SOMALILAND OO SAAKA DAGAAL SOO QAADDAY, DUQAYSAYNA LAASCAANOOD.

Somaliland ayaa subaxnimadii hore ee saaka soo weerartay magaalada Laascaanood, gaar ahaanna aagga galbeedka oo ay fadhiyo ku leeyihiin ciidamada deeg [...]
Hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda

Hoggaamiye ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka dowladda

Cabdi Xasan Hulbaale oo ahaa madaxii Al-shabaab ee tuulada Maaya Faarax ee degmada Qoryooley ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda Federaalka, sida [...]
1 16 17 18 19 20 144 216 / 1726 POSTS