Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

HomeWararka

Dab ka kacay Habeenimadi xalay kaalin shidaal oo kutaal Cabdudwaaq iyo khasaare ka dhashay oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Dabka ayaa sababay k

Maxaad kala socotaa kulamada Nayroobi uga socda siyaasiyiinta mucaaradka ah? (daawo)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo kormeerey Dekadda & Airporka Bosaaso
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Dabka ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dad ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Aabe Dhagalaab Aadan Suulay iyo Wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Siciid Dhaqalaab.

Guddoomiyaha degmadda Caabudwaaq Muxyadiin Aadan Wali oo uu weheliyo Taliye kuxigeenka Booliiska Caabudwaaq Cabdi Shukri Cawil Isxaaq oo kormeer kutagay afar kamid ah goobaha caafimaadka ee degmadda oo lagu dabiibayo xaaladdooda 10 qof oo ku dhaawacantay Dabkii ka kacay kaalinta kaalinta shidaal

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0