Author: Axmed Deeq

  • Kooxa burcad ah oo wiil dhalinyaraa ku dilay magaalada Baladweyne.

    Kooxa burcad ah oo wiil dhalinyaraa ku dilay magaalada Baladweyne.

    Burcad Hubeeysan ayaa Xalay fiidkii Xaafada Kooshin gaar ahaan laanta Kutiimbo ee magaalada Baledweyne ku dilay wiil dhalinayaro ah oo hor fadhiyay albaabka gurigooda. Burcada hubeysneyd ayaa la sheegay iney ahayeen labo nin oo doonayay iney ka dhacaan wiilka yar ay dileen Moobeyl uu ku daawanaayay banaanka kore albaabka gurigooda, hayeshee wiilka yar ayaa la…

  • Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Sheybaarka Qaranka

    Wasiirka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarunta Sheybaarka Qaranka

    Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeeray xarunta Shaybaarka Qaranka. Madaxa Shaybaarka Qaranka Dr Maxamuud Axmed ayaa ku soo dhaweeyey xarunta Shaybaarka Wasiirka, isagoo warbixin kooban ka siiyay Wasiirka howllaha Shaqo ee Shaybaarka, tallaabooyinkii ay qaadeen iyo caqabadaha yaryar ee ku hor gudban howllahooda shaqo si…

  • Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne

    Dagaal culus oo ka dhacay duleedka magaalada Baladweyne

    Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya dagaal u dhaxeeya ciidamada Dawladaa Federaalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Alshabaab uu ka socda deegaanka Baar-dheere oo ku yaal Koonfurta Magaalada Beledweyne. Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu bilowday ka dib markii xubno ka Tirsan Alshabaab ay weerar ku qaadeen Fariisin ciidamadda Dawlada Federaalka iyo kuwa degaanka…

  • Bankiga dhexe oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada Caalamiga ah

    Bankiga dhexe oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada Caalamiga ah

    Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ee loo yaqaan IBAN. IBAN ayaa ah hab xisaabeed ay isticmaalaan Bankiyada Caalamka ee ku yaal in ka badan 80 waddan kaas oo ah nidaam fududeeya in si sahlan loo aqoonsado xisaabaadka Bankiyada marka la…

  • Degaanno hor leh oo laga xoreeyay khawaarijta

    Degaanno hor leh oo laga xoreeyay khawaarijta

    Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh Caamir, Caliheele iyo Cali Axmed, oo dhammaantood hoos taga degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud. Kooxda Khawaariijta ah ee Al-Shabaab jab xoogan ayaa loogu geeystay weerarka lagu qaaday saldhigyadoodii deeganadaasi ay ku lahaayeen, sida ay warbaahinta…

  • Burtinle: Deeq raashin afurin ah oo maanta la gaarsiiyeey qoyasas isugu jira danyar iyo agoomo

    Burtinle: Deeq raashin afurin ah oo maanta la gaarsiiyeey qoyasas isugu jira danyar iyo agoomo

  • Maamulka Gobolka Banaadir iyo howlgalka ATMIS oo ka wada hadlay ammaanka Caasimadda

    Maamulka Gobolka Banaadir iyo howlgalka ATMIS oo ka wada hadlay ammaanka Caasimadda

    Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, ahna Madaxa howlgalka (ATMIS) ee ciidanka Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya Danjire, Maxamed Al-Amiin Souef. Kulan dhex maray Duqa Magaalada Muqdisho iyo Wakiilka Midowga…

  • Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah

    Soomaaliya oo saxiixday sharciga la dagaalanka Kalluumaysiga sharci darrada ah

    Wasiirka Wasaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan oo intii u dhaxeysay 22 ilaa 24 Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Copenhagen Dalka Denmark uga qeybgalaya shirka Blue Justice Conference 2023 ayaa saxiixay baaqa caalamiga ah ee Copenhagen kaas oo kamid ah dedaallada looga hortagayo dambiyada badaha oo ugu horreeyo la dagaalanka…

  • Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhiirri-geliyey Maalgashiga Warshadaha iyo Wax-soosaarka dalka

    Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhiirri-geliyey Maalgashiga Warshadaha iyo Wax-soosaarka dalka

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay Warshadda Sameynta Burka oo ah tii ugu horreysay ee nooceeda ah ee ganacsato Soomaaliyeed ay ka hirgeliyaan dalka burburkii kaddib. Ra’iisul Wasaaraha oo dhiirri-gelinaya maalgashiga Warshadaha iyo Wax-soosaarka beeraha ayaa ku bogaadiyey ganacsatada Soomaaliyeed ee hirgelinaya warshaddan, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay u leedahay…

  • Xildhibaan katirsan Baarlamaanka jubbaland oo ku geeriyooday magaalada Kismaayo

    Xildhibaan katirsan Baarlamaanka jubbaland oo ku geeriyooday magaalada Kismaayo

    Allaha u naxariistee Xildhibaan Shukri Saalax Cabdullahi oo ka tirsanaa baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa saakay ku geeriyooday magaalada Kismaayo Xildhibaanka ayaa xanuunsanaa maalmihii lasoo dhaafay, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyey Madaxweynaha dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo guddoonka iyo xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka jubbaland Madaxweynaha ayaa guud ahaan shacabka reer Jubbaland, Xildhibaanada golaha wakiilada,…

  • LAACAANOOD OO SAAKA DEGGAN IYO ISSIMADII KOONFURTA OO TAGAY FURAHA DAGAALKA.

    LAACAANOOD OO SAAKA DEGGAN IYO ISSIMADII KOONFURTA OO TAGAY FURAHA DAGAALKA.

    Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa saaka deggan oo aan wax dagaal ah ka socon kadib markii shalay uu halkaasi ka dhacay mid ka mid dagaalladii ugu cuslaa ee dhaca tan iyo markii Somaliland ay duullaanka colaadeed ku soo qaadday. Dadka abaabulan ee deegaanka, kuna jira difaaca ay naftooda iyo maalkooda ku illaashanayaan ayaa uu sugan goobihii…

  • DAGAAL XOOGGAN OO KA BILAWDAY DHAWR AAG EE MAGAALADA LAASACAANOOD AH.

    DAGAAL XOOGGAN OO KA BILAWDAY DHAWR AAG EE MAGAALADA LAASACAANOOD AH.

    Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka noocayadiisa kaka duwan ayaa barqankmadii maanta ka bilawday dhawr jiho oo magaalada Laascanood ah. Dadka deegaanka iyo hoggaanka warfaafineed ee SSC ayaa warbaahinta u wada sheegay weerarkaasi oo madaafiic ku bilawday in uu ahaa mid ay soo qaadeen ciidamada maamulka Somaliland, halka Somaliland na ay sheegtay in fariisimadeeda ciidan…

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com